Ku-simaha Madaxweynaha oo Muqdisho kula kulmay Mike Nithavrianakis (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka  Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka cusub Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Mike Nithavrianakis. Kulanka guddoomiyaha shacabka  Sheekh Aadan Madoobe iyo danjiraha Ingiriiska Mudane Mike Nithavrianakis ayaa ahaa mid isbarasho iyo kala warqaadasho ah, maadaama uu dalka ku cusub yahay. Sidoo kale … Continue reading Ku-simaha Madaxweynaha oo Muqdisho kula kulmay Mike Nithavrianakis (Sawirro)